Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL oo daawooyin iyo agab caafimaad wada gaadhsiisay xaarumaha Caafimaad ee Gobalka Togdheer. Agabkan caafimaad oo qayb ka ah qoondada bilaha ee Wasaaradda H. Caafimaadku sida joogtada ah ay guud ahaan xaarumaha caafimaad ee dalka ugu qaybiso.

Advertisement

Ku Xayeysiiso