Taliyaha Ciidanka Milatariga Jamuuriyada Soomaliya Gen. Odawaa, Ayaa Qiray Inay Jiraan Askar Ay Suuragal Tahay Inay Ka Maqan Yihiin Diiwaanka Mushahar Bixinta Ciidanka

Taliyaha Ciidanka Milatariga Jamuuriyada Soomaliya Gen. Odawaa, Ayaa Qiray Inay Jiraan Askar Ay Suuragal Tahay Inay Ka Maqan Yihiin Diiwaanka Mushahar Bixinta Ciidanka.

Dhanka kale Taliyaha Ayaa Wax Aan Loo Dulqaadan Karin Ku Tilmaamay In Ciidanku Gadood Sameeyaan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso