Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 103 Shan iyo Toban qof (15) ayaa laga helay xanuunka, 8 qof waa somalilanders iyo 7 qof oo ajaanib ah. Bukaanadan 12 qof waa rag, 3 qofna waa dumar. Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa

Axad 21.06.2020 Warbixinta malinlaha ah.

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 103

Shan iyo Toban qof (15) ayaa laga helay xanuunka, 8 qof waa somalilanders iyo 7 qof oo ajaanib ah. Bukaanadan 12 qof waa rag, 3 qofna waa dumar.
Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(10jir ilaa 19jir = 2 qof)
(20jir ilaa 29jir = 4 qof)
(30jir ilaa 39jir = 5 qof)
(40jir ilaa 49jir = 3 qof)
(80jir ilaa 89jir = 1 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Boorama 8 qof iyo Berbera oo ah 7 qof.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 7 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Boqol iyo Sideed iyo Labaatan (128)

Waxaa geeriyooday hal qof oo rag ah oo deganaa Hargeysa, da’diisuna ahayd 70jir, taasi oo ka dhigaysa tirada dadka xanuunkan u dhimatay dalkeena Sideed iyo Labaatan(28)

#Facebook
https://www.facebook.com/Wasaaradda-Horumarinta-Caafimaadka-JSL-103133851197165/

#Website
https://somalilandcovid19.com/

#Twitter
https://twitter.com/SomalilandMoco

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL

Advertisement

Ku Xayeysiiso