Ururka Gaaroodi oo Baaq u diray Wasaaradda Horumarinta Beeraha Ururka Gaaroodi wuxu ka deeriyey Xalaada soo wajahaysaa Deegaanka Hargeisa Ilaa Ina-Guxa, Dhinaca Sharmarke ilaa Xadhigxadhiga iyo dhamaan deegaan hoos yimaada Degmooyinka Sallaxley iyo Bali-Bataan,

Ururka Gaaroodi oo Baaq u diray Wasaaradda Horumarinta Beeraha
Ururka Gaaroodi wuxu ka deeriyey Xalaada soo wajahaysaa Deegaanka Hargeisa Ilaa Ina-Guxa, Dhinaca Sharmarke ilaa Xadhigxadhiga iyo dhamaan deegaan hoos yimaada Degmooyinka Sallaxley iyo Bali-Bataan,
Waxaanu soo jeedinaynaa in ay Wasaaradda Harumarinta Beeraha ka hawl galaan Deegaanadaas, sida awgeedna ay isku mid yihiin Beeraha Wax-soosaarka iyo Kuwa Xoola lagu Dhaqo, sida darteed waxa loo bahan yahay in si degdeg ah looga hawl galo Deegaankaas oo u Koronkorto tuban tahay Wadooyinka, Isla markaan waxay fara-kuluul ku hayaan Bankii Qoolcaday oo Xooluhu ku baxsan jireen.

Advertisement

Ku Xayeysiiso