Waftiga uu hogaaminayo madaxweynaa Somaliland muse bixi abdi oo saaka u anbabaxey Jabuti oo lafilaayo inuu maanta ka furmo shirkii dhaxdhaxaadinta somaliland iyo Somaliya iyo wasir faratoor oo ka muquurtey su, aal aheyd iney mucaarid raacayaan

Waftiga Somaliland ee shirka Jabuti .

1. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi .

2. Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan.

3. Wasiirka Arimaha dibada Somaliland
Prof. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon .

4. Wasiirka Maaliyadda , Dr . Sacad Cali Shire .

5. Wasiirka ganacsiga , Maxamuud Xasan Sacad Saajin .

6. Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Siciid Sulub Maxamed .

7. Dr Adna Aadan Ismaacil ergeyga gaarka ee wadahadalada Somaliland iyo Somaliya.

Advertisement

Ku Xayeysiiso