Madaxweyne Ku xigeenka Puntland oo hanbalyeeye shirka jabuuti si daran a uga horyimid war saxaafadeedka kasoo baxey xafiiska madaxweyna putland

Bismillah anigoo ah madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash waxan aad usoo dhoweynayaa wada hdalada manta uga furmaya dalka Djibouti Dawlada Somalia iyo mamulka somaliland waxana ku rajo weynahay in gu’aan miro dhal ah kasoo bixi doonan insha Allah.

Sido kale waxan aad uga xumahay in Madaxweynaha Puntland Siciid Dani uu isku dayeyo inuu carqaladeeyo wada hadaladaas isagoo matalaadii shacabka Puntland adegsanaya taasna wax laga aamusi karo maaha e hala ogaado in shacabka Puntland iyo kuwa soomaaliyeedba ku faraxsan yihin wada hadalkaas aysana taladooda ku matali karin dad yar oo danahooda shakhsiga ah eeganaya .

Wabilaahi towfiiq.

Advertisement

Ku Xayeysiiso