Baadhitaanka 48kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 133 Lix iyo Afartan qof (46 ) ayaa laga helay xanuunka, 29 waa Somalilander, 16 waa Hindi iyo 1 qof oo Kenyan. Bukaanadan 40 qof waa rag, 6 qofna waa dumar

Baadhitaanka 48kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 133

Lix iyo Afartan qof (46 ) ayaa laga helay xanuunka, 29 waa Somalilander, 16 waa Hindi iyo 1 qof oo Kenyan. Bukaanadan 40 qof waa rag, 6 qofna waa dumar

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(20jir ilaa 29jir = 11 qof)
(30jir ilaa 39jir = 19 qof)
(40jir ilaa 49jir = 3 qof)
(50jir ilaa 59jir = 6 qof)
(60jir ilaa 69jir = 4 qof)
(70jir ilaa 79jir = 2 qof)
(80jir ilaa 89jir = 1 qof)

Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 19 qof , Berbera 19 qof , Boorama 4 qof iyo Lowya cado oo ah 4 qof

Waxaa xanuunka ka bogsaday 6 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Sagaashan (90)

Waxaa geeriyooday hal qof oo rag ah oo deganaa Hargeysa, da’diisuna ahayd 68jir, taasi oo ka dhigaysa tirada dadka xanuunkan u dhimatay dalkeena Todobada iyo Labatan (27)

Advertisement

Ku Xayeysiiso