Waxaan ay Hay’adda World Vission International kala Wareegay Wasaarada horumarinta somaliland Qalab loo adeegsanayo la dagaalanka Ayaxa.

Hay’adda World Vission International kala Wareegay Wasaarada horumarinta somaliland Qalab loo adeegsanayo la dagaalanka Ayaxa.


Qalabka Hay’addu nagu wareejisay ayaa daba socday Qalab ay Hay’addu hore ugu wareejisay Wasaaradda Horumarinta Beeraha.

Wasaarad ahaan waanu Uga Mahad-celinaynaa Taageeradooda oo aan ku koobnayn la dagaalanka Ayaxa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso