Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL. Mud: Cumar Cali Cabdilaahi ayaa shaybaadhka xanuunka Coronavirus, gaadhi gargaarka degdega ah iyo agab caafimaad ku wareejiyay..

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL. Mud: Cumar Cali Cabdilaahi ayaa shaybaadhka xanuunka Coronavirus, gaadhi gargaarka degdega ah iyo agab caafimaad ku wareejiyay maamulka gobalka togdheer iyo masuuliyiinta caafimaadka. Arintan ayaa jawaab u ah bakanqaadyo uu wasiirku dhawaan u sameeyay gobalada barig.

Sidoo kale, agabkan caafimaad oo kor uqaadi doona adeega caafimaad ee dalka ayaa dhanka kale noqonaya deddaalada joogtada ah ee lagula dagaalamayo xanuunka Coronavirus.

Advertisement

Ku Xayeysiiso