Wasiirka gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa kormeeray Wadada cad ee isku xidha Hargeysa Sallaxley iyo ina Guuxaa taas oo hadda gabo gabo ku dhaw.

Gudida dhismaha wadada cad iyo Bulshada deegaanka ayaa xukuumadda ka codsaday ka qayb qaadato dhamaystirka wadadaas waxanay xukuumadda uga mahad celiyeen doorkii hore ee ay ka qaadatay dhismaheeda.

Advertisement

Ku Xayeysiiso