War Deg Deg Ah Ugu Yaraan 3 Qof Ayaa Ku Geeriyooday Roobabkiii Galabta Ka Da’ay Magaalada Hargeysa Sida Uu Xaqiijiyay Hogaanka Caafimaadka Ciidanka Dabdamiska Somaliland

War Deg Deg Ah Ugu Yaraan 3 Qof Ayaa Ku Geeriyooday Roobabkiii Galabta Ka Da’ay Magaalada Hargeysa Sida Uu Xaqiijiyay Hogaanka Caafimaadka Ciidanka Dabdamiska Somaliland 3 Qof 2 Laba Ka Mid Ah Waxa Qaaday Dooxa Hargeysa waxaaney a haaye shaqaale kashaqeeya dhisnaa wadada hargeisa Barbara Halka Ruux Dumar ahna Laydh Ku Dhagay Tiro Tobanaan Baabuur Ahna Laga Soo Samata Bixiyay Dooxa Weyn Ee Hargeysa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso