Brazil ayaa sheegtey tirada ugu badan ee kiisaska ‘Covid-19’, in ka badan 1,000 dhimasho ah 24 saac gudahood

Brazil ayaa shwegtey tirada ugu badan ee kiisaska ‘Covid-19’, in ka badan 1,000 dhimasho ah 24 saac gudahood

Brazil ayaa diiwaangalisay kiisaska cusub oo ah Covid-19 kiis iyo in kabadan 1,000 oo dhintey muddo 24-saac gudaheed ah, sida lagu sheegay tirooyinka rasmiga ah ee la sii daayay Khamiista.

Wadanka South America ayaa ah wadanka labaad ee aduunka ugu tirada badan ee kiisaska coronavirus ee la xaqiijiyay – 438,238 – kadib Mareykanka.
Isla waqtigaas Brazil waxay la kulantay tiradii saddexaad ee ugu badneyd ee fayras u dhinta tan iyo bilowgii masiibada: 1,156, taasoo tirada guud ee dhimashada noqotay 26,754, oo ah tii lixaad ee adduunka oo dhan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso