Raiisel wasaare Abby Ahmed wuxuu booqday qaxootiga Siiriya ee dagan Itoobiya uguna hanbalyey bilaahada Ciid awgeed

Raiisel wasaare Abby Ahmed wuxuu booqday qaxootiga Siiriya uguna hanbalyey bilaahada Ciid awgeed

Ra’isul wasaare Abby axmrd ayaa sheegay in qaxoontiga reer Siiriya ay maanta booqashadayadu iney siiriya booqdeen.

Raiisel wasaare Abby axmed, u sheegay qaxoontiga reer Siiriya ee ku Ethiopia si ay uga baxsadaan khilaafka ugu xun ee Gacan ka hadalka isu Badaley ee wadan koo sii baabiiyey ay Itoobiya ugu nool yiin sidii wadankoodii oo kale
Maantana ay Tahey Iney u, inay tahay inay u dabaaldegaan dhamaadka bisha Ramadaan si sharaf leh una iidaa isagoo gaadhsiiyeye cuno ay quutaan.

Abby axmed ayaa sheegey iney Itoobiya kamid ah wadamada qaabila tirada ugu badan ee qaxootiga, sida lagu sheegay boggooda

Advertisement

Ku Xayeysiiso