Dhakhaatiir sameeyay wacyi-galin ku saabsan cudurka Covid-19 oo la abaal-mariyay.

Dhakhaatiir sameeyay wacyi-galin ku saabsan cudurka Covid-19 oo la abaal-mariyay.

Labadan dhakhtar ayaa ka tirsan hawl-wadeennada wasaaradda caafimaad-ka, waxaana abaal-mariyay guddida ka hortagga Covid-19 ee heer-qaran.

Dhakhaatiirtan ayaa la siiyay lacag, waxaana la sheegay inay ku mutaysteen dadaalkay sameeyeen.

Advertisement

Ku Xayeysiiso