Ethiopia: Golaha Sare ee Arimaha Islaamka ee Itoobiya ayaa ka heley dowlada hoosee Adis ababa 30,000 sqm dhul ah kaa soo loogu talogaley in laga dhiso masaajid casri ha iyo…

Ethiopia: Golaha Sare ee Arimaha Islaamka ee Itoobiya ayaa ka heley dowlada hoosee Adis ababa 30,000 sqm dhul ah maamulka magaalada #AddisAbeba si loo dhiso masaajid casri ah & xarunmo cilmiga diinta Islaamka lagubato iyo waliba xurun cilmi baaris. Kuxigeenka Duqa Magaalada Takele Uma ayaa ku wareejiyey shahaadada lahaanshaha dhulka Grand Mufti Umer Idris, Madaxweynaha EIASC, iyo Sheikh Sultan Aman, Madaxweynaha #AddisAbeba Islamic Affairs Council.

Sida laga soo xigtay xafiiska Takele Uma, magaalada ayaa sidoo kale ku wareejisay howsha dukamantiyo 70 #mosques oo aan haysan wax dukumiinti ah hore. Dole wuxuu kaloo u rajeeyay bulshada #Muslim ee Ciidul Fitriga soo socda.

Advertisement

Ku Xayeysiiso