Daawo: Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Gobolada Sool iyo Sanaag ay u dirtay gargaar Caafimaad oo loogu talogalay xakamaynta Cudurka Covid-19.

Daawo: Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Gobolada Sool iyo Sanaag ay u dirtay gargaar Caafimaad oo loogu talogalay xakamaynta Cudurka Covid-19.
Kaalmadaas ayay maanta diyaaradi ka qaaday Muqdisho.

Sida la sheegay kaalmadan ayaa ah mid ka timid dalka Turkey taas oo loogo talo gali in lagula tacaalo Xanuunkan Aafada ah ee Coronavirus.

Advertisement

Ku Xayeysiiso