Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL Mud: Cumar Cali Cabdillaahi ayaa agab caafimaad oo lagaga gaashaamanayo COVID-19 u kala diray xaaruumaha caafimaad ee gobalada dalka

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL Mud: Cumar Cali Cabdillaahi ayaa agab caafimaad oo lagaga gaashaamanayo COVID-19 u kala diray xaaruumaha caafimaad ee gobalada dalka.

Agabkan ayaa sidoo kale ka koobnaa daawooyin iyo agabka Kahortaga xanuunka COVID-19.

Agabkan oo wax badan ka tari doona baahida caafimaad ee gobalada ayaa ayaa wada gaadhi doona xaarumaha caafimaad ee dalka

Advertisement

Ku Xayeysiiso