Raiisel wasaare Abiy Ahmed ayaa sheegay iney kusiideynayaan biyaa biya xidheenka muranka badan dhaliyey iyadoo lasugaayo xilli roobaadka sanadka oo sadaashu shegeyso roobab wanaagsan


Raiisel wasaare Abiy Ahmed ayaa sheegay iney kusiideynayaan biyaa biya xidheenka muranka badan dhaliyey iyadoo lasugaayo xilli roobaadka sanadka oo sadaashu shegeyso roobab wanaagsan

Raiisel wasaare Abiy Ahmed ayaa sheegay in wadanku uu bilaabi doono buuxinta kaydka Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD) xilli buuqbadani kajiro .

Waxa ku sameyney dayactirka kadib sanad-guuradii 9-aad ee ka soo wareegtay markii la bilaabay biyihii. “Waxaan bilaabi doonnaa buuxinta biyo-xidheenka roobka soo socda,” ayuu yidhi.
Raiisel wasaare Abiy Ahmed

Advertisement

Ku Xayeysiiso