Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday laga bilaabo 29-3-2020 in la joojiyay duulimaadyada rakaabka ah ee gudaha dalkaasi

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday laga bilaabo 29-3-2020 in la joojiyay duulimaadyada rakaabka ah ee gudaha dalkaasi si looga hortago in cudurka Covid19 uu dalka ku faafo.

Advertisement

Ku Xayeysiiso