Suldaanka dalka Cumaan, Suldaan Haitham bin Tariq Al-Muazzam ayaa Qasriga Saldanadda Cummaan uga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka Soomaaliya u qaabilsan dalkaasi, Danjire C/Weli Axmed Jeylaani.

Danjire Jeylaani ayaa Suldaanka lawadaagay farriin Salaan iyo Boggaadin ah oo uu uga siday Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaaahi Farmaajo.

Dhanka kale, Suldaan Haytham ayaa dhankiisa soo dhaweeyay safiirka, wuxuuna adkeeyay in Saldanadda Cummaan ay xoojinaysa xiriirka taariikhiga ah ee kala dhaxeeyo Soomaaliya

Advertisement

Ku Xayeysiiso