Waxaan Saaka Gormeer Shaqo ugu Baxay Deganada Gumar ,Rad ,iyo Midigale . Kormeerka ayaa ahaa Sidii aan meesha uga Saari lahaa Isbaaroyinka Sharci Darada ah ee Degaanada ku Yaala.

Waxaan Saaka Gormeer Shaqo ugu Baxay Deganada Gumar ,Rad ,iyo Midigale .
Kormeerka ayaa ahaa Sidii aan meesha uga Saari lahaa Isbaaroyinka Sharci Darada ah ee Degaanada ku Yaala.

Ugu Danbayntii aniga iyo Ciidanka Booliska Gobolka Sanaag waxaanu gabi ahanba meesha ka Tir Tirnay isbaaroyinkii Sharci Darada ahaa ee Degaanada ku yaalay.

Waxaan aad ugu mahadcelinayaa Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada Degaanada Gumar , Rad Iyo midigale oo Si wanaagsan ila Shaqeyey mudadii aan Hawlgalka ku jirnay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso