Wardegdeg ah: Dowlada Norway ayaa ku dhawaaqday in dalku xaalad degdeg ah galay sidoo kalena amartay in ay xidhan yihiin dhamaan iskuulada,Jaamicaduha iyo Xarumaha xanaanada caruurta

Dawlada Norway ayaa hada ku dhawaaqday in dalku ku jiro xaalad deg deg ah in la xidhay dhamaan Skuulada, xarumaha xanaada Caruurta iyo jaamacadaha ee Dalka oo dhan.

Si loo yareeyo faafitaanka Coronavirus, waxa kale oo la joojiyay dhamaan safarada meelaha xanuunku Ku badan yahay. Ilaa hada Norway waxa uu Ku dhacay 685 qof HAL qof baa bugsooday wax dhimasho ahina ma jiro.

Sources:

https://direkte.vg.no/coronaviruset/videos/193836

Advertisement

Ku Xayeysiiso