Wasiir Ka Maaliyad Somali Abdiraxmaan Beyle Oo Maanta Saxiixo Heshiisyadii Ku Saabsanaa Xiriir_Wanaajinta iyo Dub-U-Soo Laabashada Soomaaliya Ee Wadashaqeyntii Tooska Aheyd Ee Bangiga Aduunka

Wasiir ka maaliyad Somali oo maanta saxiixo Heshiisyadii ku saabsanaa #Xiriir_wanaajinta iyo dub-u-soo laabashada Soomaaliya ee Wadashaqeyntii tooska aheyd ee Bangiga Aduunka

9.

Maalintaan taariikhiga ah waxay muhiim u tahay Soomaliya iyo Bangiga Aduunka, waayo 30-Sano iyo dadaal badan kadib Soomaaliya waxay si rasmi ah uga faa’ideysan doontaa Deeqaha iyo Mashaariicda horumarinta Bangigu uu bixiyo.

Wadadii dheereyd ee isbadalka Maaliyadda iyo dhaqaalaha halkaan kuma ekaandoonto, maanta waa biloow wanaagsan oo qof walba oo Soomaali ah uu ku farxikaro balse isma dhigan doono, howshuna way sii soconaysaa ilaa aan ka gaarno isku bilnaasho buuxda, inagoo ka faa’iideysan doona kheyraadka Dalkeena.

Xigasho abdiraxmaan bayle

Advertisement

Ku Xayeysiiso