Heshiis Is Afgarad Dhex Marey Madaxweynaa Iyo Laboda Xisbi Mucaarid Oo Qalinka Laguduugey

Madaxweyne iyo laboda gudoomiye mucaarid ayaa qalinka ku duugey heshiis kama danbeysa oo beesha caalamkuna goobjoog ka aheyeen iyo shirgudoonka labada gole ee somaliland.

Qoddobada ay ku heshiiyeen xisbiyada mucaaridka iyo Madaxweyne Muuse Biixi waxaa ka mid ah

1. Doorashada golaha Wakiilada iyo Deeganku Inay Dhacdo sanadkan 2020

2. Inay Doorashada ay qabtaan Kominshankii Hore ee doorashooyinku Iyo Saddex Xubnood Oo Ka Socda Beesha Caalamka oo loo bixiyey Magaca ( Technical Election Unit )

3. Xisbiyadu Mucaaridku inay iyaguna soo buuxiyaan xubnihii kominshanka cusub ee ay hore ula baxeen .

4. Kominshankan cusub waxaa ay shaqadoodu bilaabi doonta marka ay dhamaato doorashadan ay qabanayaan kominshankii hore ee deeganka iyo Wakiiladu

Advertisement

Ku Xayeysiiso