Guda Kadawo :Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan Wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha, Maayarka Oo……. .


Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan Wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha, Maayarka Caasimada Somaliland, maayar ku xigeenka iyo Xoghayaha dawlada Hoose, ayaa kormeer iyo xadhig ka jarid ku sameeyey waddooyin cusub oo laga hirgeliyey Gudaha Caasimada oo ay fulisay Dawladda Hoose ee Hargaysa.

i

Advertisement

Ku Xayeysiiso