Haweenka Sacuudiga waxay sigaar ku cabaan dadweynaha hor tooda taasina waxey marag utahey riyadii binu salmaan

Haweenka Sacuudiga waxay sigaar ku cabaan dadweynaha hor tooda taasina waxey marag utahey riyadii binu salmaan

Rima waxay xaafada xaamadaa riyad waxaaney sigarka kucabeysaa maqaayad ku taal magaalada Riyadh, si taxaddar leh ayey u eegtaa, oo ma aragto qof ay garanaaya , waxay ku jiideeysaa sigaarkeeda elektiroonigga ah mana qarineyso cabitaankiisa.

Waxaan dareemayaa in sigaar cabista dadweynaha ay qeyb ka tahay isticmaalka xorriyadayda cusub ee aan ku guuleystay. Waan ku faraxsanahay hadda in aan dooran karo, ”27-jirka reer Sucuudiga ee u shaqeeya shirkad gaar loo leeyahay ayaa u sheegay wakaalada wararka ee AFP.

Sida dumarka reer galbeedka ah ee qarnigii 20aad, xilligii isbedelka bulshada ee Sacuudi Carabiya dumarka qaar waxay qabsan karaan sigaar, tuubooyin shisha ama ubax qaansoor ah.

Advertisement

Ku Xayeysiiso