Shil Gaadhi Oo Saaka Kadhacey Duleedka Magaalada Kalabeyd Alle Ha U Naxariisto hal Ruux Baa Kugeriyaadey Halka…

Allah Ha U Naxariisto. Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Duleedka Magaaladda Kalabaydh Ayaa Waxaa Ku Geeryooday Dirwalkii Gaadhiga Halka Uu Dhawac Culusi Soo Gaadhay Gabadh La Socotay Baabuurkaasi Oo la Sheegay In Uu U Socday Magaaladda Boorama Isagoo Saaka Ka Baxay Magaaladda Hargaysa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso