Xiisad kacsan oo ka taagan magaalada Mandheera oo ku saabsan wasiirkii baxsadka ahaa ee Cabdirashiid Janan Oo lasheygey inuu ku dhuumaaley sanaayo hotel kuyaal badhtamaa mandher

Xiisad kacsan oo ka taagan magaalada Mandheera oo ku saabsan wasiirkii baxsadka ahaa ee Soomaaliya Oo lasheygey inuu ku dhuumaaleysanaayo hotel kuyaal badhtamaa mandher
Soomaaliya ayaa ku eedaysay Nairobi in ay hayso haweeneyda baxsadka ah ee wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur.
Mudane Hussein Abdow, oo daggan Bula Tawakal ee Mandheera, ayaa sheegay in qaar badani ay guryahooda ka baxeen Khamiista, markii ay ciidamada nabad sugida Soomaaliya bilaabeen in ay ka soo muuqdaan xuduuda.
Cumar Maalim oo ah xildhibaanka bariga Mandheera ayaa ugu baaqay dowladda qaranka in ay xirato wasiirka la doonayo ayna ku wareejiso mas’uuliyiinta Soomaaliya ama ay isaga iyo ciidamadiisa ka saaraan magaalada Mandheera
Xigasho DAILY NATION

Advertisement

Ku Xayeysiiso