Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashada Iyo Sayniska Axmed Abokor Ayaa Kaalinta Labaad U Galay Xulashada Agaasimeyaasha Qaranka Sanadkii 2019 Iyada Oo Maanta La Gudoonsiiyay Maanta Abaalmarintiisii

Agaasimaha Guud Axmed Abokor Ayaa Kaalinta Labaad U Galay Xulashada Agaasimeyaasha Qaranka Sanadkii 2019 Iyada Oo Maanta La Gudoonsiiyay Maanta Abaalmarintiisii.

Masuul Naciima Y. Rashid Oo Ka Mid Ah Masuuliyiinta Jimciyada Somaliland National Awards Prize Ayaa Maanta Ku Gudoonsiisay Xafiiska Manaahiijta Oo Ku Shaqaynayo Agaasimuhu Xili Xafiiskiisa Shaqo Dib U Habayni Ka socoto .

Waxaanu Ku Bogaadinaynaa Qaab Hawleedka shaqo Ee Uu Heeganka U Ahaa, Waqtigaanu La Hadalnay Iyo Habsankayaga oo badnaa oo Masuuliyiin Kaleba Suurobi Wayday Inaan Is Helno Balse Isaga oo Gacanta Ku Haya Shaqada Ayaanu Ugu Tagnay Dhex Fadhiyana Shaqaaleha Xarunta Manaahijta Qaranka .

Advertisement

Ku Xayeysiiso