War deg deg ah :Xasan Yuusuf Ducaale Oo ahaa Xubintii Xisbiga UCID Ugu Jirtay Komishanka Oo Hadda Is Casilay.

Komishaneer Xasan Yuusuf Ducaale Oo ahaa Xubintii Xisbiga UCID Ugu Jirtay Komishanka doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland ee lagu muransanaa Oo Hadda Is Casilay.

Geesta Kale xubno kale ayaa iyana la filayaa in ay is casilaam .

Advertisement

Ku Xayeysiiso