Daawo: Gudoomiyaha Wadani Mr Ciro Ayaa Mudo dheer Kadib maanta Gudoomiyey Shirkii Golaha Fulinta Xisbiga Wadani

Guddoomiyaha xisbiga Wadani  Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha fulinta ee xisbiga oo ka qabsoomay xarunta guud ee xisbiga ee Hargeysa.

Shirkan oo ah bille waxa maanta lagaga hadlay xaaladda guud ee Somaliland xilligan ku sugan tahay ee dhanka amniga iyo siyaasadda iyo arrimo ku saabsan danaha xisbiga gaar ahaan arrimaha doorashooyinka.

Advertisement

Ku Xayeysiiso