Wardegdeg ah: Waxaa xilkii laga qadaayday 29 xubnood oo ka hawl galaayey 10 degmo oo hoos yimaada gobalka Jarar kuwaas kala hayey xilal sarsare iyo qaar hoodeba.

Masuuliyiin ka kooban 29 oo ka hawl galaayey 10 degmo oo hoos yimaada gobolka Jarar ayaa xilkii laga qaaday.

Liisku Degmooyinka ayaa U kala Horeeyaa Sida qoraalka waraaqda erigu U kala Horeeyo.

1. Degmada Gaashamo…………….2
2. Degmada Daroor…………………..3
3. Degmada Dhagaxmadow………3
4. Degmada Gunagado……………..2
5. Degmada Awaare………………….3
6. Degmada Dig………………………..2
7. Degmada Bilcilbuur……………….1
8. Degmada Yoocaale………………..8
9. Degmada Birqod……………………4
10. Degmada Dhagaxbuur………….1

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso