Dagaal Culus oo ka dhex qarxay Ciidamada Qaranka iyo Jabahada Col Caare 

 

 

Dagaal ayaa ka Qarxay deegaanada Dhinaca Bari ee Magaalada Ceerigabo dagaalkaas ayaa u dhaxeeya sida wararka hordhaca ah ee la helayo sheegayaan Ciidamada Jabhada Col Caare iyo Ciidamada Qaranka Somaliland.

 

Dagaalka ayaa la soo sheegayaa inuu dhaliyey Khasaaro labada Dhinac ah , Dagaalka ayaa qarxay Saaka Barqadii markii ay labada ciidan ku  kulmeen Deegaanka Soolka Dawaca & Dhoob.

Geesta Kale Rabashado iyo Mudaharaad ayaa ka socda  Gudaha Ceerigaabo.

Wixii ka soo kordha kala soco ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso