Daawo: Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Ayaa Deeq Gaadhsiiyey Dadkii Ku Waxyeeloobay Roobabkii Ka Da’ay Magaalada Burco.

Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo, ayaa maanta kaalmo gaadhsiiyay dadkii dhawaan waxyeeladu ka soo gaadhay roobabkii ka da’ay magaalada Burco.

 

sidoo kale Cisbitaalka Dhimirka ee magaalada Burco dadka ku jira ayaa iyagana loo qaybiyay kaalmadan.

 

Dawladda hoose ee Burco ayaa hore gurmad dadkan loo sameeyo uga dalbatay dawladda dhexe balse weli jawaab ficil ah ka may helin.

Advertisement

Ku Xayeysiiso