Waxaan halkan uga diraynaa hambalyo waxqabad ag waaxda arimaha bulshada dawlada hoose ee hargeisa

Qore dr fuad abdi hirse fayadhowr sare
Hambalyo hambalyo

Waxaan halkan uga diraynaa hambalyo waxqabad ag waaxda arimaha bulshada dawlada hoose ee hargeisa mr khaddar yusuf ali oo runtii ku tilmaaman muwaadin ilaahay ha ka abaal maryo waxqabadka uu ka muujiyey inuu kor u qaado aqoontayadii caafimaad fayadhowr ee shaqaalaha ka hawl gala waaxda fayadhowrka dawlada hoose si loo helo waxqabad muuqda oo ku shaqaynaaya aqoonteeda shaqaale fayadhowr oo in badan wax ka taraysa in la helo shaqaale fayadhowr
Taas oo uu dhiiri galiyey in 16 shaqaale fayadhawr ahi ay kazoo qalan jabiyaan jaamacada public health degree taas oo ay ka hawl galayaan badhista cuntooyinka daawooyinka hudheelada cuntada si loo soo ururiyo waxyaabaha dhacay etc
Tani waa isbadel hor leh ooay qaaday maamulka dawlada hoose waaxda arimaha bulshada hawshan oo uu agaasimay agaasimaha waaxda arimaha bulshada khaddar yusuf cali hawshan shaqo oo aad looga dareemay caasimada korna u qaadaysa bilicda nadaafada fayadhowrka caasimada

Fayadhowr sare fuad abdi hirse
063 35547 94

Advertisement

Ku Xayeysiiso