Dhammaan Xubnahan hoos ku xusan waxay Tacsi u dirayaan  Qoyskii Qaraabadii iyo Ehelkii uu ka baxay alle haw naxariistee  Marxuum Siciid Cismaan Ducaale

 Dhammaan Xubnahan hoos ku xusan waxay Tacsi u dirayaan  Qoyskii Qaraabadii iyo Ehelkii uu ka baxay alle haw naxariistee  Marxuum Siciid Cismaan Ducaale oo ku geeriyooday  Magaalada Boorama markay taariikhdu  ahayd 24/03/2019

 

Saleebaan Cumar Kujoog

Cabdisamad  X Cabdilaahi

Maxamed  Cali Ismaaciil

Xasan Cali Abokor

Cabdilaahi Cumar Qaadi

Cumar Sheekh Axmed

Cabdirisaaq Caqli Axmed

Waxaanay Ilaahay uga baryayaan inuu Marxuumkaasi janatul Fardowsa ka waraabiyo, Samir iyo imaana ka siiyo Eheladii, Asxaabtii iyo guud ahaanba shacabka Somaliland ee uu ka baxay, isagana rabbi qabriga u waasiciyo.

Aamiin          Aamiin         Aamiin 

Advertisement

Ku Xayeysiiso