Gudaha ka akhri: Qaadashada Dhalashada Norway oo Sii adkaanaysa iyo Dadka Qaatay Sanadkan Dhalashada oo Badhkeed ah intii sanadkii hore Qaadatay Shuruudo badan oo ay ku xidheen Qaadashada.

Gudaha ka akhri: Qaadashada Dhalashada Norway oo Sii adkaanaysa iyo Dadka Qaatay Sanadkan Dhalashada oo Badhkeed ah intii sanadkii hore Qaadatay Shuruudo badan oo ay ku xidheen Qaadashada.

Dadka Ajaaniibta ah ee sanadkan helay dhalashada dalka ayaa tii sanadkii hore badhkeed ah 10300 halkaa sanadkii tegay 2018 dadka dhalashada helay noqdeen 21600, dadka sanadkan nasiibka U yeeshay ayaa 17% ka soo jeedaan wadan Europe ah xaga 72% ka soo kala jeedaan Asia iyo Afrika, warkan oo laga soo xigtay haayada tirokoobka dalka ee statiske sentralbyrå.

Dadka Somalida ayaan waagii hore lagu xidhi jirin wax cadayn ah halka sanadkan lagu xidhay in ay keenaan Basabor Somali ah si loo siiyo dhalashada taas oo keentay in ay la cadibmaan Dadkaasi sidii ay u heli lahaayeen Basaborka Somalida. Safaarada ugu dhaw ee ay tagaan ayaa ah Safaarada Dalka Bilgumka taas oo sida la soo sheegayo ay ku dhib mutaan sidii ay u heli lahaayeen Basabor Somalida waxaanay sabab uga dhigeen in Safiirka iyo dadka safaarda ka masuulk ahi ay dhibaan dadka Somalida ah ee la cadiban qaadashada dhalashooyinka ee lagu xidhay in ay keenan basabor dalkooda ah

Advertisement

Ku Xayeysiiso