Magacyada Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Puntland oo la Shaaciyay

Guddiga xalinta Khilaafaadka iyo Ansixinta Golaha Wakiilada Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay tirada xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Puntland oo ka kooban 66 xildhibaan.

Xildhibaanadan ayaa laga soo kala xulay deegaanada kala duwan ee maamulka Puntland, waxaana ay dooran doonaan Madaxweynaha cusub ee Dowlad Gobaleedka Puntland.

Advertisement

Ku Xayeysiiso