Somaliland: Heerkii Ugu Hooseeyay Xidhiidhka Arrimaha Dibadda

Salaan ka dib
Mar haddii xafiiskii keliyahaa ee dawlad shisheeye ku lahayd Hargeysa, Ethiopian Consular, ay Ethiopia dib ula noqotay, waxaa halkaa ka cad inay Somaliland marayso heerkii gu hooseeyay ee ay gaadhay abid dhinaca arrimaha dibada, waayo xataa waagii Maraxuum Madaxweyne Cabdiraxmaan Axmed Cali waxaa Hargeysa joogay oo Ethiopia meter;laayay cornel nabadsugida Ethiopia ka tirsan. Maantana bal halkan ka akhri.
Maxa is-bedelay? Ma Abby Axmed, mise Muuse Biixi, Mise Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Somaliland????? Bal adba. Khayrkay tegi

Ahmed Diriye

<ahmedmdiriye@yahoo.com>

Advertisement

Ku Xayeysiiso