Alla Kareem Nimankii Ma Gudbayaasha Siyaasadu Maxay Ka Naxeen Buugi Xaaji Xirsi

SHOW RAGA QAARBA DUMARKA KA HINAASE XUN.Ilaa Habeenkii soo bandhigida buuga miyi ilaa madaxtooyo rag baa jiif diiday oo qaarkood xanuuno ku soo boodeen gaar ahaan kuwii ay qoraaga buuga Xirsi Cali X Xasan siyaasada iskaga soo hor jedeen kuwaaso u badan ma gudbayaal siyaasada tii hore SNM iyo tan Somalilandba ku fashilmay keli miciinsada inay hadba qofka rag iyo dumarba bulshada ka soo baxa ay tanaag madhan daba tuman waxay se markasta ilowsan yihiin in hibada iyo haybadaba aan biilaash lagu helin ee ay tahay hadiyad ilaahay qofka samada uga soo diro nasiib wanaag reer Somaliland 28 sano ka dib hadda way bislaadeen oo way kala barteen qofka wax mataraha ah iyo ka waxtarka u leh dalka iyo dadkaba Xirsina bulshada wuxuu ugu suntan yahay kuwa waxtarka ah ee bari iyo galbeed miyi iyo magaalo dadka isku wadi kara maaha sida kuwan tanaagta sida intay maqsin lagu barjeeyo hadal ka shuban ama makhaayada dadka ku habsaamiya.
Guulayso dalkaygow

abdalla farah <abdalla_farah@hotmail.com>

Advertisement

Ku Xayeysiiso