Trump: aniga iyo Kim Waanu is ogolnay tan iyo kulankii Singapore

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ammaanay natiijada shirwaynahii Singapore ee uu la yeeshay dhigiisa Kim Jong Un ee bishii June ee sanadkan, isaga oo sheegay in shirku ka dhigay midba midka kale jecel yahay.

“Waxaan ahaa mid aad ugu adag, Kim wuxuu ahaa sidaas oo kale, laakiin ka dib kulankii waanu is jecelnay,” ayuu yidhi Trump ka dib markii uu yimid Virginia si uu hadal ugu jeediyo taageerayaasha.

Warqabadka ToggaHerer
 

Advertisement

Ku Xayeysiiso