(Toggaherernews)-Xeerkii kufsiga Oo Maaro Loo Helay ,Guddina Loo Saaray Iyo Culimadoo ka Daeen Calisay..
![](https://www.togaherer.com/wp-content/uploads/2018/09/DSC1845-350x210.jpg)
kulan saddex geesood ahaa oo ay xarunta Baarlamaanka somaliland ku yeesheen shirgudoonka golaha wakiilada somaliland ,masuuliyiin ka socotay wasaarada diinta iyo awqaafta ,iyo culimo u diinka dalka ayaa lagaga hadlaayey in din u eegis lagu sameeyo xeerka kufsiga wadanka…
Daawo: