Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Somaliland Sedbursiimo Maka Jirtaa ? (Qaybtii 17aad) By: Maxamed Xoosh

Dawladnimada Casriga Ah ee Aynu Qaadanay Dadku Waa Muwaadiniin Ka Siman Wax Walba

Maadaama Siyaasadda Soomaaliyeed Laga Hadlaayo Ka Fursan Mayso In La Soo Qaado Degmooyinka Iyo Dadka Ku Nool

Wey Kala Nasiib Badan Yihiin Muwaadinka Ku Dhasha Caasimada Iyo Muwaadinka Ku Dhasha Tuulooyinka Ku Yaal Xuduudaha Somaliland 

Wiilka Ku Dhasha Caasimada Wuxuu Kulaalayaa Baahiyo Adeeg Oo Aad Uga Sareeya Dalka Intiisa Kale ‘Tacliin Fiican,Cafimaad,Shaqo,Ganacsi,Iyo Bulshooyin Ladan Kala Duwan Oo usoo Guurta Caasimada…

Xaga Shacabka Kale Aanu Helin Baahiyihii Asaasiga Ahaa Ee Nolosha Bani’aadamka Kaabaysay Ugu Yaraan Biyo Nadiif Ah..

Taasi Keligeed Ayaa Sedbursiimo Ugu Filan Degaamada Magaalooyinka Ka Fog

Dhibtu Waxay Ka Jirtaa Dadka Caasimada Ku Nooli Marka Ay u Haystaan In Ay Wax Ka Maqanyihiin Weli !!!

Wey Jirtaa Hadii Dadka Oo Dhan La Simo Oo La Yidhaa Bar-Bilow Ka Bilaaba In Ay Jiraan Deegaamo Aad Uga Badin Lahaa Dadka Kale ‘Waa Arin Si Cilmiya La Diraaseeyay’…

Kolay Xalku Noqan Maayo Kan Ka Qaad Kana Badhs u Dhiib Balse Waa In Labadaba La Taageeraa Si Hore Loogu Socdo

M/Weyne Muuse Biixi Waxa Horyaal Mushkilado Is Huursan Oo Kala Gurkeeda Mudooyin Qaadanayso, Siyaasad Iyo Xirfad u Baahan, Odaytinimo Iyo Dhaqan Yaqaan Doonaysa, Siyaasi Fogaan Araga u Baahan , Talo Urursi Doonaysa…..

La Soco

Maxamed Xoosh

Advertisement

Ku Xayeysiiso