Madaxweynaha Vensuela Oo uga Mahadnaqay Trump Cunaqabataynta cusub ee uu dalkiisa ku soo rogay!


Madaxweynaha Venesuela Nicolas Maduro ayaa dhigiisa Maraykanka Donald Trump uga mahadnaqay cunaqabataynta cusub ee uu ku soo rogay tiro ka mid ah masuuliyiinta sarsare ee Venesuela.

Maduro ayaa hadal laga sii daayay Tvga dalkaasi ku sheegay Mahadnaqiisa.

Wuxuu sheegay in cunaqabataynta lagu soo rogay Xaaskiisa Celia Flores aanu waxba u arag way isoo weerareen waxay ku dareen Celia ha noqonina Fulayaal.

Cunaqabataynta cusub ee Maraykanka ayaa saamaynaysa Xaaska Madaxweynaha, ku xigeenkiisa,Wasiirka isgaadhsiinta iyo warfaafinta iyo Wasiirka Difaaca, wuxuu Maduro yidhi Dambiga qudha ee ay gashay waa in ay Tahay Xaaskaygii, waxay Celia u weerareen waxay awoodi waayeen in ay maamulaan Maduro.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso