Degdeg-Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Ayaa Maanta Si Buuxda UGu Dhawaaqi Doono Imtixaanadii Shahaadiga ahaa Ee Dugsiya Sare Iyo Kuwa Hoose Dhexe..

(Toggaherer)-Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Ayaa Maanta Si Buuxda Ugu Dhawaaqi Doono Imtixaanadii Shahaadiga ahaa Ee Dugsiya Sare Iyo Kuwa Hoose Dhexe..

Guddida imtixaanaadka aranka somaliland ayaa maanta la filayaa in ay ku dhawaaqaan imtixaanaadkii qaranka ,iaydoo waalidiin tiro badan iyo ardeyda faro badan ay  u dhagtaagayaan natiijada ka so baxda imtixaankaasi,iyadoo la filaayo in dhicistu ay ka yaraato sanadkii hore ,wixii warar ah ee ka soo kordha goor dhow naga fisha marka si buuxda loogu dhawaaqo Oo ay wasaarad waxbarshada iyo gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranku si wado jir ah ugu dhawaaqaan..

Advertisement

Ku Xayeysiiso