Ciidamo OLF Tiradoodana tahay 1,300-1500 ayaa dib ugu soo laabtay Saaka Itoobiya iyaga oo ka soo talaabay Xuduudka gaar ahaan Zalambessa.

Addis Ababa, September 15, 2018 (ToggaHerer) – Ciidamo ka tirsan Jabahada Oromo Liberation Front (OLF) ayaa ka soo talaabay maanta xuduudka Itoobiya la leedahay Eritrea halkaas oo saldhig u ahayd .

Qiyaastii Ciidan gaadhaya 1,300-1500 Askari ayaa ka soo talaabay Xuduudka gaar ahaan iyaga oo ka.soo gudbay Zalambessa.

Askartan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey degsiimada Adigrat, halkaas oo Quraac loogu diyaariyey.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso