Xildhibaan Axmed Saleebaan Mire Ayaa Ka Waramaya Xeerka Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Ahmiyada Uu Qaranka Somaliland U Yeelanaayo…

(Toggaherernews)-Xildhibaan Axmed Saleebaan Mire Ayaa Ka Waramaya Xeerka Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Ahmiyada Uu Qaranka Somaliland U Yeelanaayo…

Iyadoo Xildhibaanada golahaasi wakiilada somaliland ay dhawaan meelmariyeen xeerka ilaalda xeebaha somaliland oo ay so curisay xukuumadu ayaa waxaa kawaramaay ahmiyada balaadhan ee uu qaranka u yeelanaayo xeerkaasi ,halka xildhibaan Axmed saleebaan oo ka tirsan mudanayaasha golahaasi uu naqdiyey qodobada xeerkasi..

Daawo:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso