Madaxweynaha Cusub Ee DDSI Mustafe Muxumed Cumar(Cagjar) Oo Imika Warbaahinta La Hadlay Cusub Ayaa faahfaahin Ka Bixiyey Qorshaha Cusub Ee Uu Ku Hogaamin Doono DDSI…..

 (Toggaherernews)-Madaxweynaha Cusub Ee DDSI Mustafe Muxumed Cumar Cgjar) Oo Imika Warbaahinta La Hadlay Cusub Ayaa faahfaahin Ka Bixiyey Qorshaha Cusub Ee Uu Ku Hogaamin Doono DDSI….

.Madaxweynaha Cusub Ee DDSI Mustafe Muxumed Cumar Oo Imika Warbaahinta La Hadlay Cusub Ayaa faahfaahin Ka Bixiyey Qorshaha Cusub Ee Uu Ku Hogaamin Doono DDSI,waxaanu daboolka ka qaaday in uu cadaalada ku hogaamin doono dowlad deegaanka soomaalida itoobiya,waxaanu yidhi:

(Sida aad la socotaan deegaanka ku noolahay iyo wadankan aynu ku nool nahay dhibaatooyin badan ayaa ka socday laga bilaabo xiligii uu gumaystuhu wadanka aynu ka tirsan nahay ee itoobiya dadkeenu may helin hal maalin xoriyad ay ku muujiyaan dareenkooda siyaasadeed dhaqankooda iyo diintoodaba markaasi maanta dhibaatada ina haysataa waa tu xiligaai ka timid waxaana laga yaabaa in ay marxaladuhu kala xanuun badnaayeen oo tii u dambaysay hadda oo mudadii kow iyo tobanka sanno ee u dambeeyey mid xanuun badan oo lagu jiray ayay ahayd guud ahaan dhibaatada deegaanku waa arrin la xidid ahayd gacantii lagu wareejiyey gacan kale oo dad aan lagala tashan taasi oo keentay in lagulaisticmaalo sidii dad kale marxalada lagaga baxayaa waa mid u baahan in shacbiga ka wadotashado xiligan laakiin waxaanu doonaynaa in wixiidhibaatooyin ah ee dalka jira in aanu xalino oo kuwa ugu muhiimsani waa dhinaca xuquuqul insaanka in madaxtinimadu aanay noqon meel qofku awood gaar ah uu ku leeyahay ooay noqoto wax dadka loogu shaqeeyo in la is ixtiraamo in diinta iyo dhaqankii lagu soo celiyo deegaankii oo si xawli ah looga shaqeeyo maantana shucuur badan ayaa iga muuqata oo dalka muddo kow iyotoban sannoah ayaan ka maqnaa dad badan oo soomaali ah oo kala deegaan ah ayaa iskugu yimid oo maanta waxaan rajeynayaa insi ado jir ah loo noolaado aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin in aan cadaalad idinku dhaqo oo aanan noqon kalidii talis iyoin dhammaan jaranjaroyinka dowladu sidaasi u kala sareeyaan oo nin walba shaqadiisa u madax banaanaado iyo qoomiyad kaliya aanay talin balse dadkoodhammi talinayaan taasi waxay badbaadinaysaa anigu in aanan khalad galin idinkana way badbaadinyasaa markaasi ugu horeyn waxaa ii qoondeysan xuquuqul insaanka in aan wax ka qabto in aan iscafino oo muhiim ah oowixii dhacay aynu iska cafino in dadkii dhibaatooyinku ku dhaceen ay handala dareemaan in ay ku nool yihiin bulshaoodii oo badqabta aniguna waxaan ahay dadka xuquuqulinsaanka aad wax uga qora markaasi kooxda caynkaasi ah in aan awoodooda u sii kordhiyo ayaan doonayaa qofku in uu madxda faaleeyo habdhaqankoda iyo muuqaalkooda wax ka sheego lacag ayaa lagu helaainaga xageena dacaayad ayaa la yidhaahdaa oo waa la xidhaa qofka markaasimaantana xor ayaad u tihiin arrintaasi in madaxda lafalanqeeyobalse laboqodob ayaan la ogoleyn sida qawaaniinta caalamku dhigayaan in qabaail la isku dhufto oo reer hebelow ka kac oo reerhebel laa la yidhaahdo wana la odhan karaareer hebel ayaa wax badsaday reer hebelow reer hebel ku duul waa khalad waxaa kale oo khalad ah waxyaabaha akhlaaqdu diidayso ).

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso