Gudoomiyaha Qurba-Joogta Somaliland Ayaa Si Buuxda U Shaaciyay Shir Ay isugu Imanayaan Qurbajoogta Somaliland….

(Toggaherernews)-Gudoomiyaha Qurba-Joogta Somaliland Ayaa Si Buuxda U Shaaciyay Shir Ay isugu Imanayaan Qurbajoogta Somaliland….

Cabdi Cabdilaahi Xirsi Oo ah Gudoomiyaha Qurba-Joogta Somaliland Ayaa Si Buuxda U Shaaciyay Shir Ay isugu Imanayaan Qurbajoogta Somaliland isagoo arrintaasiqirbo joogta ku wargalinaaya ayaa yidhi:

(Bishanaynu ku gudo jirno Ee Augost 27keeda crown huteel ayaa waxaan ku qabanayaa sideeda subaxnimo ilaa labada dur shir aan iskgu yeedhay qurbo joogta ku sugan hmagaalada hargeysa ee baayac mujtarka maalgashiga dalka usameeyey sababtoo ah waxaan halkaasi ku siin doonaa xusidoo aan shahaadooyin ku siinayno qurbo joogta maalgashiga dalka ku soo samaysay shaqo abuurka sameysay oo aanu uga mahadnaqayno waxay dalka u qabteen .

siddeed iyo tobankii may waxaan kanada kaga  qaybgalay munaasibada balaadhan ee xuskaasi halka 26juun aan kaga qaybgalay sutareeliya iyo dhalinaro reer somaliland ah oo maleshiya wax ka baranaysay ayaa iyguna ka qaybgalay markaasi waxaan indhoindhaynaayey in qurbo joogta aan isku keeno ooaan dacartoo doorashada aan ka saaro oo ay ku reebray doorashooyinkii wadanka ka dhacay ayaanu midnimadoodaiyo wado jirkooda aanu xoojino oo aanay noqonin xisbi baa helay oo xisbi ayaawaayey laakiinseay somaliland u midoobaan qadiyadooda waanu ku dadaalnay oo intaaso oo meelood ayaanu ka soo shaqaynay yrubna dad kale ayaa tagay oo waftiyo kala duwan ayaanu u dirnay kala duwan markaasi maanta waxaan rajeynayaa in boqolkiiba siddeetan ay ka baxday dacarti ay doorashooyinku ay ku reebtay maantana qurbo joogtu meel kasta oo ay joogaan waxay u mideysan yihiin wado jirka midnimada iyo ictiraaf u raadinta somaliland in ay somaliland geeyaan marxalada ay leedahay oo magaceeda gaadhsiiyaan meel kast oo adduun weynaha ka mid ah).

Advertisement

Ku Xayeysiiso