Daawo/ Wardegdeg ah : Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Jigjiga ayaa la sheegayaa in Gudida Fulintu ku dhawaaqday Doorashada Madaxweyne Cusub iyo Kii hore oo is casilay.

Daawo/ Wardegdeg ah : Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Jigjiga ayaa la sheegayaa in Gudida Fulintu ku dhawaaqday Doorashada Madaxweyne Cusub iyo Kii hore oo is casilay.

Kulan ay maanta Yeesheen Gudida fulinta Ee DDSI ayaa waxaa lagu doortay Madaxweyne Cusub Oo la yidhaa Axmed Cabdi Maxamed Halka La sheegay in Saaka Madaxweynihii Hore Cabdi Maxamuud Cumar uu is casilay.

Cidamada Federalka Ethiopia ayaa la waregay guud ahaan Ilaalinta Amaanka Magaalada Jigjiga.

Axmed Cabdi Maxamed Madaxweynaha Cusub ee la doortay Waa Wasiirkii maaliyada DDSI Waxaanay Hayb ahaan is xigaan Madaxweynihii Iscasilay Cabdi Maxamuud Cumar.

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso